Daawo Sawirada; Hay’adda SAFE  oo Shahaado Sharaf Gudoonsiisey Jaamacada Horn of Africa

Waxaa xarunta Hayadda Wabarashada SAFE  ee Magaalada Muqdisho lagu qabatey Munaasbad ku aadan Gudoonsiinta Shahaado Sharaf Jaamacada Horn Of Africa, waxaana ka qayb galayey Bahda Waxbarashada, Masuuliyiin ka kala socotey Hayadda SAFE iyo Jaamacada Horn Of Africa iyo Marti Sharaf kale. Ugu horeyntii intaan Shahaada la Gudoonsiin Jaamacada Horn Of Africa waxaa halkaa ka hadley … Continue reading Daawo Sawirada; Hay’adda SAFE  oo Shahaado Sharaf Gudoonsiisey Jaamacada Horn of Africa